Qeexid

"I. ah: isku waqti ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islamar oo kali ah:
  • Shuruudaha ayaa waxaa ka mid ah in dowladda KMG ah ee Somalia ay dalka ka qaado xaalada deg deg ah, Islamarkaana Baarlamanka uu ku shaqeeyo magaalada Muqdisho, lana hirgeliyo wada hadallo dhinacya badan ah.
  • Ragaan burcada ah oo rasaas ku furay gaari xamuul ah islamarkaana dhac xoogan u geystay ayay ciidamada Maxkamadaha ka war heleen waxaana howl-gal ay ka sameeyeen inta u dhaxeyso deegaanada buur-weyn iyo jibiley ay ku sooqabteen 4 ka tirsan burcadaasi.