Qeexid
Lax irmaan oo daaqsinta aan laga reebin ilmaha.
Lax irmaan oo daaqsinta aan laga reebin ilmaha.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay.
Qeexid Xigta: Goobjoog.
Qeexid Kale: Qof waaya aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lebis dhan oo hal mar la isu qaadan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Nafley la rabbaysna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Qof ka dhashay qoyska boqran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan.
Qeexid Xigta: I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan.
Qeexid Kale: (-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay. 4. Nin da'weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) Qof dumar ah oo da' weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Muslim noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nabad, wanaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Meel nabad ka dhalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: I. ah: isku waqti ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof islaan ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Meel nabad ka dhalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg islaax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg islaaxi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg islaan3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dareen xishood leh oo falxun oo la samayn lahaa lagaga baaqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg islaami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qab weyni laysu qabo.
Qeexid Xigta: Marka la amminsanyahay in dalka ama qolada laga tirsanyahay ay ka wanaagsanyihiin, muhimmadna ka leeyihiin waxa kale oo dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Muslim ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Islaaw ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]