Qeexid

eeg islaaxi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islaaxin oo kali ah:
  • "Waxaan ugu baqayaa Beesha Caalamka iyo dalalka deeqaha bixiya in xukuumadeyda garab ku siiyaan dagaalka aan ugu jirno sidii nabad aynu ugu islaaxin lahey gudaha Somalia," ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf.
  • Dhinaca xaaladda Soomaaliya ma cadda Ajandaha rasmiga ah ee ay isla soo qaadayaan, balse waxa la filayaa inay isla soo qaadaan halka ay marayso dedaalka loogu jiro nabad ka islaaxinta Soomaliya iyo sidii loo dhisi lahaa dawlad dhexe oo loo dhan yahay.