Qeexid

"Meel nabad ka dhalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islaaxi oo kali ah:
  • C/qaadir tagistii uu tagay haddii la doonayay in dacaayad looga dhigo waa kursi doon, intaasoo sanadood oo dalku burbursanaa ayuu dacwada iyo islaaxinta bulshada hayay, waligiisna kursi kuma doonan madaxna kama noqon.
  • "Waxaan ugu baqayaa Beesha Caalamka iyo dalalka deeqaha bixiya in xukuumadeyda garab ku siiyaan dagaalka aan ugu jirno sidii nabad aynu ugu islaaxin lahey gudaha Somalia," ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf.