Qeexid

"Nabad, wanaag."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islaax oo kali ah:
  • Nadwada cullimadu waxey kasoo saareen 12 qodob oo ay kaga hadlayaan arrimaha Somalia kuwaas oo kala ah … 1. in la raaco manhajkii dacwada iyo jidkii uu nabigu (CSW) ku islaaxiyey ummaddiisa.
  • Ururka Islaax oo Maanta soo saaray Baaq lagu taageerayo hirgelinta kudhaqanka Shareecada Islaamka.