Qeexid

Muslim ahaansho.

Qeexid Xigta

Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islaannimo oo kali ah:
  • Niciimo waxay ka codsatay maamulka dawladda,ha'adaha caalimga ah iyo bulshada qaybeheeda kala duwaniba ina il gaar ah ku fiiriyaan dadka tabaalaysan ee u baahan in gacan walaaltinimo, mid islaannimo iyo mid bani'aadamnimaba loo fidiyo.