Qeexid

"I. ah: derin ama harar la xiddeeyey."

Qeexid Xigta

Laba lammaanood oo goroyo ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iskushub oo kali ah:
  • Waxaa lagu boqray meesha la yiraahdo Noobir ee u dhexaysa Iskushuban iyo Beyla sanadkii 1860-kii.
  • Shaqalihii Care oo la geyay Bosaso labo ka mid ah Shaqalaha Hay'adda Care International oo muddo todobaad ah afduub loogu haystay Deegaanka Iskushuban ee Gobolka Bari ayaa lagu wareejiyey odayaasha Deegaanka.