Qeexid

Agaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isku-dubbarid oo kali ah:
  • Mid kan ka horreeyay “Suugaanta Nabadda iyo Colaadda” waxa uu Rashiid ka ahaa isku-dubbaride, gogoldhiggana isagaa u sameeyay.
  • Mid kan ka horreeyay “Suugaanta Nabadda iyo Colaadda” waxa uu Rashiid ka ahaa isku-dubbaride, gogoldhiggana isagaa u sameeyay.