Qeexid
Wax la isku aaddiyay ahaansho.
[-naa, -nayd]
isku-aaddanaa
isku-aaddanayd
f.mg4Wax la isku aaddiyay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg isku-aaddan. ld isku-aaddanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Laba walxood ama ka badan isku abbaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Laba walxood iwm isku abbaarmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg isku-aaddi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -damay, -dantay
Qeexid: ld aadaan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld aadaan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: (f.g) Is aa.:laba nafley wax da'da ama xoogga iska le'egahaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku aa.: wax, wax kale kubeegan ahaansho.
Qeexid Kale: (f.mg) Kuaa.: wax, wax kale muuqaalkooda iskugudbay ahaansho. 4. (f.mg) Ku soo aa.: waxla filayo in uu meel yimaaddo ama ku dhacowaqti go'an ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld isku-aadda naan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg isku-aad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ldaaddanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Waxyaabaha isku midka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) (baay.) Marka la sharaxayo noole leh laba aliil oo isku mid ah oo ukumaya muuqal gaar ah shiiqiye iyo shiiqsane midkuu doono ha ahaadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: I. ah: qof waayeelnimo awgeed garaadkiis isdhimay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: isku-go'id m.f.dh eeg isku-go'.
Qeexid: isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof aan maskaxdiisu dhammeyn ahaansho; derderan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld aaddanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waxyaabo kala jaad ah oo la isku qasay.
Qeexid Xigta: Isugeynta xisaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]