Qeexid

"(-llo, m.dh/-laad, m.l) Meel dhisan oo ardada tacliinta lagu baro; dugsi. ld iskuul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iskool oo kali ah:
  • Macallinku waxa uu si nabad ah ku yimid iskoolkii.
  • Wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeysa qof dumar ah oo lagu magacaabo Faadumo Ali isla markaana macalin ka ah iskool ku yaala ceelasha biyaha ayaa sheegtay in rag dabley ah oo aan heybtooda la aqoon ay qabsadeen suxufiyiintaas.