Qeexid

"Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo."

Qeexid Xigta

Isburin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iskahorimaad oo kali ah:
  • Kooxaha hubeysan iyo ciidamada DF ayaa waxaa inta badan ku dhexmara Muqdisho dagaalo waxyeelada ugu badan ay ku dhacdo dadka rayidka ah, iyadoo galabta ay madaafiic xoogan iyo iskahorimaadyo ay ka socdaan goobaha ay isaga soo horjeedaan labada dhinac.
  • Barakac xoogan ayaa ka socda labadan Degmo iyo Degmooyinka Boondheere iyo Shibbis oo dhinaca waqooyi ee Muqdisho ku yaala, halkaasoo ay iyaguna ka dhaceen iskahorimaadyo aad u xoogan oo DF looga qabsaday saldhigyo ay horay ugu sugnaayeen.