Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dad ururay oo xoog iyo hantiba wadaaga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iskaashato oo kali ah:
  • Dhanka kale, reer Iskaashato waxay iska dhigaan in ay hawl fiican noo qabtaan.
  • Saa waxa ay dhambaal qeylo-dhaan ahi u dirtay xubnihii Iskaashato.