Qeexid
Isirwadaag ahaansho.
Isirwadaag ahaansho.
magac / noun
Lab / masculine
m.l.u
Qeexid: Dad awoowyaashoodii hore wada dhasheen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Walaalo isku hooyo keliya ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: isir ay wadaagaan m.l (-rro ..., m.dh) (xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
m.l
Qeexid: Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay.
Qeexid Xigta: Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dad isku degaan ah oo wadaaga heshiis nabadgelyo.
Qeexid Xigta: Dad isku degaan ah oo dan gaar ahaaneed ka dhexeyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld magwadaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn.
Qeexid Xigta: Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dad, xeer ahaan, diyada isla bixiya wada qaatana.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ka dhaxlidda wax sida foolxumo, qurux, geesinnimo iwm laga dhaxlo awoowyaashi hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]