Qeexid

"(f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isgoo oo kali ah:
  • Ganacsade Saciid ayaa sheegay markii uu qaraxa dhacay ay ciidamada Booliska Dowlada Federaal rasaas aan cidna looga aaba yeelin ku fureeen dhamaan dadweynihii ku sugaan Isgoosyka Siinaay.
  • Ciidmada Ethiopia ah ayaa weli waxaa ay fariisin ku leeyihiin isgooyska kala Beyrka oo 30 KM kaga beegan Woqoyi Bari ee magaalada B/weyne.