Qeexid

"War iwm isu gudbin."

Qeexid Xigta

Wax isdeeqsiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isgaarsii oo kali ah:
  • Sidoo kale Talye ku xigeenka Maxamed Nuur ayaa isagu sheegay inay hub faro badan ku soo qabteen howlgakii shalay ay fuliyeen sidoo kale waxaa uu sheegay inay soo qabteen qalab isgaarsiin iyo waxyaabo kale oo muhiim ahaa.
  • Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta, Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa yiri: “Faadumo waxay nooga tagtay keyd faneed oo qiimo leh.