Qeexid
(c.nafl.) Nafley yar oo badda ku nool oo leh oogo jilicsan oo daldaloosha.
(c.nafl.) Nafley yar oo badda ku nool oo leh oogo jilicsan oo daldaloosha.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Isugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax caraysan iska dhigid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gudbinta faxalka ee laga soo qaado faxal sidaha geed loona gudbiyo fur ubo-ubaxda isla geedkaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg isfantacoori.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg isfantatiir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]