Qeexid

(dhaq.) Nusqaamidda shey uu ka nusqaamo sidii uu ahaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isdhin oo kali ah:
  • Amaahdaas lagu maalgelinayo isdhinka miisaaniyadda dawladda (deficit financing) ayaa ah isha ugu weyn oo lacagta suuqa gelisa, ka dibna ku abuurta sicirbarar iyo qiimo-jab lacageed (devaluation).