Qeexid

"ld isdaafsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isdhaafsad oo kali ah:
  • Sheekh Cali Dheere ayaa u sheegay Saxaafada in xiriirka kala dhexeeya kooxaha ka dagaalama dalka Yemen uu yahay mid adag, ayna dhawaan isdhaafsadeen ciidamo, taasoo ay ku xoojinayaan xiriirkooda.
  • Iskahorimaadka oo ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska Zope iyo Isgoyska Ex-kootarool ayay dhinacyadu isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana madaafiic ay isdhaafsadeen ay ku dhacday deegaano rayid dagan yahay.