Qeexid

"Waalli."

Qeexid Xigta

I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isdhaaf oo kali ah:
  • - Hadduu ku tukanayo fadhi wuxuu u fadhiisanayaa lugihii oo isdhaafsiisan ama wuxuu u fadhiisanayaa siduu doono.
  • “Waxaan ku dilnay dagaalka ciidamo badan oo ka tirsan AMISOM iyo DF, waxaana ku gubnay gaadiid dagaal” ayuu yiri afhayeen u hadlay Ururka Xisbul Islaam oo dagaalka qayb ka ahaa, waxaana dhinacyadu ay isdhaafsadeen hub kala duwan.