Qeexid

"Xil iska wareejinta qof uu iskiis isaga wareejiyo jago iwm oo uu hayey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iscasilaad oo kali ah:
  • Ilaa hada lama garanaayo in iscasilaada Mr Kabaweyne ay dib u dhac ku keeni karto doorashada Madaxtooyada ee la filaayo in ay ka dhacdo Somaliland 29 March.
  • Aadan ayaa la sheegay inuu ka dalbaday Sharma'arke inuu xilkaas iska casilo, iyadoo iscasilaadan ay timid, kaddib markii baarlamaanku uu go'aansaday inuu codka kalsoonida u qaado xukuumadda.