Qeexid

"Qof jago iwm oo uu hayey iskiis u wareejin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iscasil oo kali ah:
  • Manahl ayaa cadeeyey in iscasilaadii Rai’sul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG) Md.
  • Wuxuu sheegay gudoomiye ku xigeenka iscasilay in tani ay tahay mid uusan wax ku cuslaynayn balse uu ku fududeynayo howlaha baarlamaanka, maadaama ay bateen isqabqabsiga ku aadan xiliga gudoonka baarlamaanka.