Qeexid

"Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha."

Qeexid Xigta

Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isbeddel oo kali ah:
  • Marka xisbiga dhismihiisu adkaato ee uu noqdo hay’ada leh hab maamul is wada oo casri ah ayey fudud dahay in uu iska xamili karo isbeddelada caynkan oo kale ah.
  • Inkastoo aysan jirin caddeymo muujinaya inuu Mareykanku isbeddelkan cusub ku dabbaqay Soomaaliya, haddana wuxuu kusoo beegmay markii uu billowday heshiiska laga dhex wado DKMG iyo Isbaheysiga Dibu-Xoreynta.