Qeexid

"isbarbardhig 1 m.l Isu eegidda la isu eego laba shey waxa ay iskaga mid ka yihiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isbarbardhig oo kali ah:
  • Waxase taas ka sii maad badan isbarbardhigga TPLF gelitaankoodii Addis Ababa iyo gelitaankii SNM ee dalka.
  • Haddaanan garan oo aan aqbalno in cadowgeennu tababaro ciidankeenna mustaqbalka sow mar walba macallinkeenni weynaa ma noqonayo oo aannan marna hawaysan karin inaan isbarbardhigno ama tilaabo aan ka hormarnno?