Qeexid

"Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isbahaysi oo kali ah:
  • Dib u laabashada gudoomiyaha Isbahaysiga Asmara ayaa lagu macneeyay mid ka dambeysa dhexdhexaadin laga dhexwado Isbahaysiga oo xubnihiisu uu khilaafa xooggan soo dhexgalay kaasoo gaaray heer ay warbaahinta dacaayado isku mariyaan.
  • Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Isbahaysiga Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isagana la sheegay in xilka laga qaaday laguna badalay Mas'uul kale ayaan ka hadlin xil ka qaadistiisa.