Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kalida lab ah (kan laga hadlayo ama wax laga qoraya). ld isa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isaga oo kali ah:
  • Soo if-bixitaanka Sadaam Xuseen, waxa uu dhirbaaxo ku noqday dawladaha Maraykanka iyo Ingiriiska oo sheegtay inay dileen Sadaam, balse waxa ay ku doodeen inuu leeyahay Sadaam dad farabadan oo isaga u eg oo markay doonaan isaga iska dhiga.
  • Waxa kaluu sheegay in haddii Maraykanku uu qaado tallaabo isaga isaga u gaar ah ay taasi meel-ka-dhac ku tahay qaraarada caalamiga ah.