Qeexid

"Kulan laba qof ama ka badan dhex mara."

Qeexid Xigta

Tartan dhex mara laba kooxood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga is-arag oo kali ah:
  • S: Fu’aad, siduu u dhacay is-aragii labaad ee Muqdisho lagu qabtay, adiguse wax goolal ah ma dhallisay?
  • J: Goolkii ugu wanaagsanaa ee aan dhaliyay waxa uu ahaa gool aan dhaliyay ciyaarihii 1985-kii oo aan ka dhaliyay xulkii Ceerigaabo ciyaartii ugu horeysay ee lagu furay Is-aragii hore ee Hargeysa lagu qaybtay.