Qeexid
I. ah: geesi aan gabban.
I. ah: geesi aan gabban.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh
Qeexid: Irtid ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do/irdo, m.l) Meel furan oo laga soo galo (deyr, guri qol iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]