Qeexid

"Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irsaaq oo kali ah:
  • Cabdirsaaq Cismaan Juurille oo isna ah aqoonyahan siyaasadda in muddo ah ku soo jiray, uu isu soo taagay qabashada xilka guddoomiyaha baarlamaanka.
  • Hana Ilaawin in irsaaqada ama wax la cuno Ilaah bixiyo oo qofwalba irsaaq Illah u qoray taasi waa hadii odeygu gaboobo oo caruurta iyo reerka ku fillaan waayo masruufkooda.