Qeexid

"(-do/irdo, m.l) Meel furan oo laga soo galo (deyr, guri qol iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irrid oo kali ah:
  • “Wali iimaaadan sheegin waxa kugu dhacay”, ayay hooyo amran ku tiri Suuban ayadoo u sii dhaqaaqaysa dhanka dhawr neef oo Ari ah oo reerka ug xiran geed aan ka fogeyn irrida aqalka.
  • Qaraxyo ka dhacey irrida hore Dahabshiil Waxaa maanta bartamaha suuqa Bakaaraha ka dhacay labo qarax oo xoogan kuwaasi oo la eegtay ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka oo marayey iridka hore ee shirkadda Xawaaladda Dahabshiil.