Qeexid

"Xoola dheddig oo aan gurneyn oo caano leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irmaan oo kali ah:
  • Isku soo baxaan oo sababay inay xirmaan waddooyinka Laascaanood intooda badan ayaa ahaa mid ay ku diidan yihiin shacabka degmadaas mas'uuliyiin ka socotay Maamulka Somaliland oo saakay soo gaaray magaalada.
  • Wasiirku, waxa uu sheegey in ay sahlan tahay in la dabakho hadafkii iyo ujeedadii Dhalinyaradii tirada yareyd ee SYL, waxaana uu sheegey in loo bahan yahay in dhalinyaraddu ay isku xirmaan oo ay dhanka wanaagsan u jeedsadaan.