Qeexid

"Digtoonaan cabsi ku jirto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irdho oo kali ah:
  • Waxay sare u kaabtaa midnimo ‘ duulal kala yaale Dadka oo Ibleys kala guroo ‘ kala irdhood jooga Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?
  • Haddiise la kala irdhoobo, oo la isu geli waayo, khilaafka iyo kala duwanaanta ayaa xoogaysta, ilaa shisheeye la kala noqdo.