Qeexid

Wax dhiilla gelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga irdhee oo kali ah:
  • Waxa yaab leh sida Saxaafaddu u garan weyday muhimmadda ay leedahay in la badiyo wararka wanaagga ah ee isu soo jiidi kara dadka lakala irdheeyey ee Soomaalida ah.