Qeexid

"Daliig lagu sameeyo weelasha la tolaayo oo gucunka kor ka maro."

Qeexid Kale

Meesha banka iyo dhulka dhirta leh iska galaan. 4.(-mo, mdh.) Meel kayn ah oo godan, hareerahana ka bannaan.

Qeexid Xigta

ld inan 1 (3). Isha birteeda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iran oo kali ah:
  • Horay ayaa ciidamada Dowladda ay u xireen Afhayeenkii golaha iskiis isu caleemo saarey ee Dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo aan la ogeyn halka uu ku xiran yahay iyo xaaladiisa sida ay ku sugan tahay.
  • Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo ku dhawaaqay sida uu codku u dhacay ayaa sheegay in fadhiga baarlamaanka uu xiran yahay, isagoo sheegay in maalmaha soo socda ay kulammo kale dhici doonaan.