Qeexid

(-byo, m.dh) Doorasho dadku u codbixiyo qof loo wakiilanayo barla-maan iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga intikhaab oo kali ah:
  • Ururada siyaasiga intikhaabka jira iyo, asaxaabta yaa yidhi Asli madax ha siinina.
  • Ururada siyaasiga intikhaabka jira iyo, asaxaabta yaa yidhi Asli madax ha siinina.