Qeexid

"Waxtar."

Qeexid Xigta

ld intifaacid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga intifaac oo kali ah:
  • Waxyaabo badan oo nolol maalmeedka waxtar u leh ayaa sharraxaad aan loo baahnayn ama waxba ku kordhinayn intifaacsiga shaygaas lagu kordhiyaa.
  • "Ama waxaydun noqon Alla doorigii adhax lagaga jabay, ama ubad-sannoo ifka aayo intifaac ka taga."