Qeexid

"Immisa?"

Qeexid Xigta

Xaggee?

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga intee oo kali ah:
  • Wararka naga soo gaarayo Tuulada Moqokori oo hoostagta Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in 4 qofood ay u dhinteen cudurka shubanka tiro kale oo kor u dhaafayso 67na ay la ildaranyihiin cudurkaasi.
  • Afarna waxay dhinteen inta waqtigaas iyo Zamankii Khilaafada Cusmaan bin Caffaan, Allaha raalli ka noqdee, u dhexeysay, markaas oo Boqortooyadoodii ay dhammaatay.