Qeexid

"inta fk. 1. Erey tixda qaarkeeda hore ama danbe had la'aan iyo ulajeeddo qabyo ah u yeela una baahi geliya ereyo kaloo caddeeya. Tus. “Inta (aad) dugsiga tagtid, ardayga soo wad”, “Lacagtaan inta (uu) qaado, cunno ha soo gado”. 2. Halka, meeshaan, kobtaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inta oo kali ah:
  • Miisaaniyada oo horay looga soo ansixiyay golaha wasiirada DF ayaa laga doonayaa xubnaha baarlamaanka inay iyaguna codka u qaadan maalinta Isniinta ah ee soo socota, iyadoo dhaliishan ay noqonayso tii ugu horeysay oo laga bixiyay.
  • Dawlada maser ee wakiilka uga ahayd dawaladii cusmaaniyiinta ee ka talin jirtay geeska Africa ayaa waxa ka xaysay dad soo barta xirafada dhsimaha guryaha dhagaxa ah loo dhsio waxaa ka mid ahaa Cabdilahi maxamud Hiraab.