Qeexid

(-no, m.dh) (daaw.) Hormoon brotiin ah, oo ay dhiiqaan ilaha langerhan ee ganaca, kaa oo horumariya qaadashada glukows ay qaadanayaan unugyada jidhku, iyo weliba ku-xukumidda ribanaanta dhiigga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga insuliin oo kali ah:
  • Cudurka macaanka ama Sokorow:ga waxaa sababa marka dhecaanka loo yaqaan insuliinka oo ay soo saarto xameetiduuu yaraado ama ayna xameetidu soo saarinba insuliinka gabi ahaanba.
  • Macaanka ama Sokorow:ga waxaa sababa marka dhecaanka loo yaqaan Insuliinka ee uu sameeyo ganaca uu yaraado ama marka uusan jirin dheecaankaasi gabi ahaanba.