Qeexid
U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax1, araasi1.
U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax1, araasi1.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld banaaxi2,insaarax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld insaarax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hilow muujis (lo'). ld ansarixi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg insaarixi. ld ansaa-rixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld ansaa-rixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld insaaniyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld farax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: ld farax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-myo, m.dh) (baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan falgallada bayokimikeed. Insaym kasta waxa uu goonni u yahay falgal gaar ah ama koox falgalladoodu ay isku mid yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel bannaan oo nabad lagu deggan yahay.
Qeexid Xigta: Ka baxsan, banka ka jooga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Sidbasho.
Qeexid Xigta: Wax xadkoodii dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld taraaraxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ayaal, m.l/dh) Buug culuunta guud ama maadda gaar ahi ay ku qorantahay oo sida ay xarfaha isu xigaan loo habeeyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]