Qeexid

"Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga insaaniyad oo kali ah:
  • Mas'uulkan ayaa gabagabadii sheegay inuu u soo jeedinayo shacabka ku nool Muqdisho inay diiwaangeliyaan fal walba oo Insaaniyada ka baxsan, isagoo sheegay inay qoraan lambarada qoryaha lagu soo rido si loogu dacweeyo kuwa geystay falakaas.
  • Falkaas waxay Usaama u noqotay dersi uusan weligiis hilmaamin, taasoo tilmaamaysa caddaaladda iyo insaaniyadda Rasuulka (scw).