Qeexid

"I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga insaan oo kali ah:
  • Julio oo ka tirsan shaqaalaha Hay'adda UNDP qaybta Xuquuqul insaanka ayaa maanta booqatay saldhiga booliiska degmada Garoowe oo ay ku xiran yihiin dad gaaraya 217 Qof.
  • Warsaxafdeedkaan ayaa sheegey in hayádaan sirdoonka amarkaan ka qaadaneyso madaxweyne Brack Obama si loo xiro xabsiyadaan qarsoodiga ah taasoo la xusey in xadgudub ku tahay xuquuqal insaanka.