Qeexid

"Magacuyaalka qofka kowaad oo wadar ah ee ka kooban inna 2 iyo na2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga innana oo kali ah:
  • In colaadda la soo af jaro, ciidamadana la kala qaado siday waxgaradka iyo culimada labada dhinacba ku baaqeen inaynu innana ku garab galo ayaan ergo idiinka ahay.
  • Hadaba ilmo dhashay oo markiiba dhaqaaqa lama arag, wax waliba waxuu u baahan yihiin inuu waqti qaato, innana waxaad mooddaa inaynu degdegayno ooynu doonayno inay wax waliba subax iyo galabteed inoo dhamaadaan.