Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo. ld inna2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga innaga oo kali ah:
  • Waxaan sidoo kale soo dhoweyney guusha ay gaareen dadaallada ciidamada caalamiga ah, waana ay innaga go’an tahay sii wadista dadaalladaas oo kale oo leh xeerar adag oo hagaya hawlgalka iyo ciidamo ku filan.
  • Waa masuuliyad innaga ina saaran si aan u heysano ceysmis sidan oo kale ah.