Qeexid

"waxba. ld in1 (5)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Diidmo naxwe,

Diidmo / negation

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inna oo kali ah:
  • Afka Soomaaliga oo aannu ku samaynnay daraasad sannado badan qaadatay, aannuna hadda soo gabagabaynnay, waxaannu ku soo kordhinnay cilmibaadhis ka duwan sidii hore ee loo darsi jiray afka Soomaaliga.
  • “Muqdisho waxaa ku sugan xoogag kasoo horjeeda DFKMG ah (Al-shabaab) waxay doonayaan inay dalka oo dhan qabsadaan, innaguna waxaan doonaynaa inaan ka saarno dalka si nabaddu u soo laabato” ayuu yiri Col.