Qeexid

"Dafiraad."

Qeexid Xigta

ld inkirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inkir oo kali ah:
  • Labadan Mas'uul waxay isku af ka noqdeen inaysan aqoonsanayn DF, isla markaana waxay inkireen jirtaanka Dowladda Somalia, iyagoo sheegay inay imaan karaan wadahadallo lagu dhameynayo khilaafadka taagan marka ay dalka ka baxan ciidamada Itoobiya.
  • Ilhaan oo inkiraysa ayaa tidhi “ bah-bahda jacaylkiyo beerraaqani beenta ah ha igula dul baroorane barbar iiga baydh”.