Qeexid

"(-syo, m.dh) Bayd faal, oo manjaha ka ah hal, saddexda hogood oo kalena min labo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inkiis oo kali ah:
  • Waxa kale oo ay sidoo kale doorashadu ka dhacday gobolka Sanaag iyo degmooyinkiisa, balse waxaanay doorasho ka dhicin gobolka Sool marka laga reebo Degmada Caynabo.
  • Sida uu ereygiisu u urursan yahay ayaa Hadraawi uu addinkiisuna u xaddidan yahay, waxana taas asxaabtiisa gaarka ahi ugu bixiyeen naanaysta GEED.