Qeexid

"inkasta xi. Xataa; walow."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inkasta oo kali ah:
  • Warar kale waxa ay leeyihiin shirkaasi waxa uu ka dhacayaa Guri kuyaal wadadda Warshedaha,inkasta oo arintaasi xaqiiq dheeraad ah loo heynin.
  • Ciidamada Dagaalamay ayaa waxa ay ka kala socdeen Degmooyinka Yaaqshiid iyo Boondheere,lamana sheegin waxa sababay Dagaalka,inkasta oo Dagaalku markii uu dhamaaday labadii Ciidan ay ku kala laabteen Xarumaha Degmooyinkii ay ka kala yimaadee markii hore.