Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Nafley aragga indhaha beeshay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga indhoole oo kali ah:
  • Bal markanna aan eegno naanaysaha ‘Indhoole, Faroole, Dhegoole’.
  • Horaan ugu tiraabay murti oraneysay afar nin ayaa ku tartamay beenta: dhegoole, indhoole, cagoole, iyo qaawane.