Qeexid
Wax indhashareer qaba ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Wax indhashareer qaba ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld indhashareero.
Qeexid Xigta: ld indhashareerasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Masar ama duub kale oo maro ah oo wax laga arki karo oo ay dumarka muslimka ahi wejiga ku detaan. ld indhashareerad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhashareero. ld indhashareerad (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: We-jiga wax qariya saarasho.
Qeexid Xigta: Indhasharo samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhasha-reeran. ld indhashareernaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld indhasha reernaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la qariyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax la awday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la qariyey noqosho.
Qeexid Xigta: Wax la awday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhadheer. ld indhadheeraansho, indhadeeri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax feejigan ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel shaqo iwm aad u kala yaqaan ahaansho.
Qeexid Kale: Wax aan loo jeedin wax arka ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la indhaasabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhasaabo. ld indhasaabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhasaaban. ld indhasaabnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: indhasaab 1 m.l (-byo, m.dh) 1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag.
Qeexid Xigta: Dareenka aragtida cid ka sixrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Cid indhasaab xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Wax meel fog wax ka arka ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hoore layig ah oo midabka biyaha u eg, jiijiidma oo kala goysyada nafleyda ku jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Qeexid Xigta: Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid indhasarcaad ku dhacay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]