Qeexid

"Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho."

Qeexid Xigta

Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga indhal oo kali ah:
  • Calankeed waxaa sida Caqli gaab indhala’ oo Maqalkiisu culus yahay Kana qaday cilmiga jira Caruur iyo cirroolaba Cid kastoo karti lahayd Baadi culus ayaa maqan Mana caawinaaysaan?
  • Ninka la yidhaahdo Liij Indhalshaw ayaa odhan jirey “:inta uu Dajaasmaaj boqorka agjoogo aniga waa ii faa’iido”, waxaana markii dambe Liij Indhalshaw laga dhigay wasiirka madaxtooyada.